GABAR SOOMAALIYED IYO ILMO YAR OO AY DHASHAY AYAA KA MID NOQDAY SIDEEDII QOF EE LA WAAYAY:MINNEAPOLIS

f11.jpgsacd.jpg          

Gabar soomaaliyeed oo la yiraahdo sacdiya Sahal  oo uur leh iyo ilmo yar oo ay dhashay ayaa ka mid noqday sideedii qof ee la waayay kadib markii ayla dunday buundadii minneapolis.

Sacdiya waxay gurigeeda ka baxday 5:15PM galabnimadii arbacada iyadoo wadata gabar yar oo ay dhashy oo labo sano jirtay,magaceedana la oran jiray Hana maxamed waxayna u saarnayd kursiga dambe ee gaariga.

Nin ay isku faamil yihiin ayaa sheegay inay soo wacday reerka wax yar ka hor intii aan buundadu dumin una sheegaty inay taraafik badan ku dhexjirto dhinaca buundada.

Sacdiyo waxay lahayd uur shan bilood ah waxayna ahayd ardayad barata kalkaalinta caafimaadka (nurses) waxay maraykanka tagtay todobo sano ka hor waxayna ka baxday dugsiga sare washburn  ee ku yaal magaalda minneapolis.

NUURKA: GORGOR NEWS: LONDON:UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: