Archive for Seteembar, 2012

Gudiga doorasha musharaxa madaxweynaha

Gudiga doorasha musharaxa madaxweynaha

Gudiga doorashada ayaa maanta soo saaray qodobo waajib ku ah qof kastoo doonaya inuu isku soo taago jagada madaxweyne nimada.

waxaana qodobadaas ka mid ah qofku inuu yahay muslim isla markaana uu waayo aragnimo u leeyahay xagga maamulka ama madaxtinimada.

waxaa kaloo kamid ah qodobadaas inuusan ahayn dambiile

U dhaaf Faallo