Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Galmudug Mudanane M.salaad oo dib ugu soo laabatay London

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Galmudug Mudane Maxamed Salaad Ducaale oo dib ugu soo laabatay London kadib markuu socdaal dheer ku soo kala bixiyay wadamada canada iyo maraykanka.

Meel kastoo uu tago gudoomiyaha waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay jaaliyada qurba joogta ah ee reer galmudug iyagoo ku faraxsanaa booqashada Mudanaha.

hadaba Mudane maxamed salaad ducaale markii uuka soo degay Gigada dayuuraduhu caga dhigtaan ee Heathrow Internal airport waxaa halkaas si diiran ugu soo dhaweeyay Jaaliyadda Galmudug state ee london uk iyo wariyaha Gorgor News oo waraysi la yeeshay Mudane Maxamed salaad.

Gudoomiyuhu wuxuu sheegay kulan kasta oo uu la yeeshay beesha galmudug inuu uga war bixiyay xaalada cakiran ee maanta ka jirta soomaaliya  iyo waxa ay maanta ku sugan tahay Galmudug state wuxuuna jaaliyada ka codsaday inay meel uga soo wada jeedaan wixii aan dan u ahayn galmudug state.

Mudane Maxamed Salaad wuxuu wariyaha Gorgor news u sheegay inuu dhawaan samayn doono website cusub,mid kaasoo noqon doonaa mid dhex-dhexaad ah oo aan dhanna u janjeerin,wuxuuna hawada soo gali doonaa dhawaan haddii alle idmo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: