Dagaal Culus ooka dhacay Degmada Hodan

dagaal.jpg    Dagaal culus oo ay iska horyimaadeen ciidamada dowlada oo ay taageerayaan ciidamada itoobiya iyo kooxaha wax iska caabinta ayaa shalay galabnimadii galinkii dambe dagaal ku dhexmaray xaafado ka tirsan degmada hodan.

Meelaha sida xun layskugu farasaaray waxaa ka mid ah Afrikaan Village,iyo Nawaaxiga tarbuunka dagaalkaasoo socday muddo aanka yarayn 45 daqiiqo ayaa wuxuu sababay dhimasho iyo dhaawac farabadan.

Dad badan oo goobjooge yaal ahaa ayaa ii xaqiijiyay inay arkeen meydadka lix askari oo iskugu jiray ciidamada dowlada iyo kuwa itoobiyaanka kuwaasoo xirnaa dharka ama yuuni-foomka labada ciidan waxaa kaloo la sheegay dhaawacyo aad u farabadan.

IDAAJA:GORGOR NEWS:MUQDISHO

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: