Dagaal sababay dhimasho & Dhaawac

Muqdisho & Dagal Cusub oo lafilaayo

Dagaal culus oo laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saaka aroortii ka biloowday suuqa bakaaraha,dagaalkaasoo ay iskaga horyimaadeen ciidamada dowlada oo gacan ka haysta ciidamada itoobiya oo ay kasoo horjeedaan kooxaha iska caabinta oola sheegay inay ku jireen guri u dhow suuqa bakaaraha.

Meesha lagu tuhunsanaa kooxdaas ayaa weerar lagu qaaday waxayna kala kulmeen iska caabin xoogan inkastoo ciidamada dowlada ay haysteen jaanisyo badan oo ah inay hadba gurigaas kasoo weerarayeen meelo kala duwan.

Muxyadiin goobe oo goobjooge ahaa ayaa ii xaqiijiyay dhimashadu inay marayso lix ilaa 8 qof dhaawucuna ka badan yahay 30 qof.

Meesha dhibaatadu gaartay waa qaybta lagu iibsho alaabta guryaha waxaana sababay rasaastii ay is dhaafsanayeen labada kooxood oo si haboow ah ugu dhacaysay.

Cabdi Idaajaa:GorGor News:Muqdisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: