JAWAABTA HALXIRAALAHA & KAN USBUUCA

f43.jpgf43.jpgf43.jpg

f43.jpgf43.jpg

JAWAAB:1- S0-aashii ahayd sheeg nebi maxamed scw hooyadiis magaceeda oo saddexan waa=AAMINA BINT WAHAAB IBN CABDIMANAAF IBN ZUHRA IBN KILAAB, aabaheed wuxuu ahaa caaqil hodan ah(taajir) wuxuuna ahaa kaaba qabiilka reer banii-Zuhra ooka mid ah lafaha quraysh.

2-so-aashii ahayd sheeg haweeneydii u horeysay ee nebiga scw naas nuujisay waxay ahayd=THUWAYBA= waxayna ahayd gabar uu xoreeyay Abulahab.waxayna xilligaas naaska nuujin jirtay wiil ay iyadu dhashay oola oran jiray MASRUUX.

3-SO-aashii ahayd markii jibriil uu nebiga u yimid isagoo wiilal la cayaaraya oo uu qalbiga ka jeexay ,nebigu yuula joogay oo mas-uul ka ahaa jawaabtu waa=wuxuu la joogay XALIIMATU SACDIYA oo ah XALIIMA BINT DU’AYB iyo ninkeedii XAARITH IBN CABDILCUZA oo loo yiqiin ABIKABSHA.

4-SO-aashii ahayd sheeg wiil nebigu dhalay oo aysan khadiija u dhalin jawaabtu waa=IBRAAHIM

5-SO-aahii ahayd sheeg asxaabigii kacbada dumiyay una dhisay sidii nebigu rabay waa=CABDULLAAHI IBN ZUBAYR,waxayna ahayd todobaataneeyadii Hijriyada.

So-aalaha 1 ilaa 4 waxaa kasoo jawaabay:

1-XUSEEN SHIRE——————CAMDEN—LONDON UK

2-DAAHIR CISMAAN————-EAST LONDON–UK

3-SAMATAR CIGE—————-CAIRO —MASAR

4-CIISE MAXAMUUD————MUQDISHO –SOMALIA

5-D/MUUSE———————-OSLO-NORWAY

6-MAHAD ZUBAYR————NORTHAMPTON–UK

SO-AALAHA USBUUCA:

1-Waxaa nebiga scw laga wariyay inuu yiri(yidhi) waxaan ahay labada la gowracay wiilkoodii!!! hadaba muxuu arintaas ula jeeday , waayo labada la gowracay ama laysku dayay in lagowraco?

2-Waxaa jirtay waayadii hore in carabta dhexdeeda magta ragga ama magga ragga(bloodmoney)( DIYO) lagu bixin jiray 10 neef oo geel ah kadibna ay hirgashay in lagu bixiyo boqol halaad(100) islaamkuna uu sidaas ku raacay,hadaba arintaas yaa sabab u ahaa? ama sidee ku timid in labixiyo boqol halaad oo geel ah markii magta ama diyada la dhiibayo?

3-Waxaad sheegtaa Nebiga scw iyo hooyadiis Aamina bint wahaab abtirsiga xagee iskugu yimaadaan ama marka labadooda loo abtiriyo xagee ku kulmaan?Tusaale:Awowga shanaad? Awowga lixaad?   Awowga Tobnaad?

4-Markii uu dhintay Cabdullaahi Cabdulmudhalib oo ah Nebiga scw aabihiis, Aamina bint wahaab oo ah nebiga hooyadiis waxay tirisay gabay baroor-diiq ah oo ayku amaanayso Cabdullaahi,hadaba wax ka sheeg tixdaas ama gabaygaas =  CARABI AMA SOOMAALI=

Jawaabta sidii caadiga ahayd kusoo dir:

gorgornews@hotmail.co.uk

N.B. fadlan akhriste yaasha wixii qalad ah waad naga sixi kartaan, maadaama halxiraaluhu yahay so-aalo diini ah.

Prepared by: Nuurka:Gorgor News: London UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: