Dagaal aad Uculus ayaa ka socda inta u dhaxaysa gobolada hiiraan iyo galgaduud.

Dagaal culus oo lagu hoobtay ayaa ka socda inta u dhaxaysa gobolada hiiraan iyo galgaduud,dagaalkaas oo markisii hore ku biloowday muran dhexmaray labo maleeshiyo kadibna isku badalay waji beeleed-dagaal,ayaa waxaa lasoo sheegayaa in labada dhinac ay si xun iskugu jabeen markii ay isku adeegsadeen hubka culus.

Galabta makhribkii mar aan la xariiray tuulooyin aagaas u dhow ayaa la ii sheegay in dhimashu gaarayso 20 qof dhaawucuna uu tiro badan yahay labada dhinac.

Wararka qaar ayaa sheegaya ma leeshiyo uu leeyahay yuusuf dabageed inay ka qayb qaateen dagaalka maanta ka dhacay tuulooyinka layiraahdo Wabxo iyo Maxaas oo 300 00mayl dhinaca waqooyi ka xiga caasimada soomaaliya ee muqdisho.

Dhaawaca ayaa loo kala qaaday baladweyne iyo ceelbuur,waxaana wararku sheegyaan inay jiraan dhaawacyo halis ah.

Cabdi idaajaa:GORGOR NEWS:MUQDISHO

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: