HALXIRAALE.: SO-AALO XIISO LEH

f42.jpgf42.jpgf42.jpgf42.jpgf42.jpgf42.jpg

1- WAXAAD SHEEGTAA NEBI MAXAMED SCW HOOYADIIS MAGACEEDA OO SADEXAN (FULL NAME)

2-WAXAAD SHEEGTAA HAWEENAYDII UGU HOREYSAY OO NEBIGA SCW NAAS NUUJISAY MAGACEEDA SHEEG? MANA AHA XALIIMA SACDIYA OO WAXAA KA HOREYSAY HAWEENEY KALE?

3-MARKII JIBRIIL UU UYIMID NEBIGA OO WIILAL LA CAYAARAYA KADIBNA UU LAABTIISA DILAACSHAY KANA SOO BIXIYAY CADKA YAR  OO UU TUURAY XILLIGAAS NEBIGU YUULA JOOGAY OO XANAANEYN JIRAY?

4-CARUURTA NEBIGA(SCW) OO DHAN WAXAA U DHASHAY KHADIIJA HAL WIIL OO KALIYA MOOYEE!! HADABA SHEEG WIILKAAS MAGACIISA OO AH MIDKA NEBIGU DHALAY EE AYSAN KHADIIJO DHALIN?

5-NEBIGU(SCW) MARKUU MAKKO QABSADAY WUXUU DAMCAY INUU DHISMAHA KABCADA DUMIYO OO XIJRIGA KUSOO DARO UNA SAMEEYO LABO ALBAAB,MID LAGA SOO GALO IYO MID LAGA BAXO HASE YEESHEE WUXUU ISAGA DAAYAY,DAD ISLAAMKA KU CUSUB INAY MOODAAN KACBADII OO LAGU CAYAARAYO AMASE LAGU XAD GUDBAYO HADABA MARKII TAARIKHDU AHAYD TODOBAATANEEYADII HIJRIGA AMA HIJRIYADA AYAA WAXAA DUMIYAY KACBADA NIN ASXAABI AH OO CAAN AH UNA DHISAY SIDII NEBIGU JECLAA.

HADABA SHEEG ASXAABIGAAS MAGACIISA?

Jawaabta kusoo dir E-mailka: gorgornews@hotmail.co.uk

1 Comment »

  1. xamda said

    walaalokasoojawaab su,aalaha

RSS feed for comments on this post · TrackBack URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: