Qaraxyo Waa weyn oo saaka lagu gumaaday Ciidamada Dowlada iyo kuwa itoobia

news2.jpg    

Saaka barqanimadii ciidamada dowlada iyo kuwa itoobiya oo baaritaano ka waday suuqa xoolaha ayaa lala beegsaday qaraxyo isdaba joog ah waxaana wararku sheegayaan in halkaas uu kasoo gaaray qasaare weyn.

Dad aagaas ka dhawaa ayaa noo xaqiijiyay in meydadka iyo dhaawacyadu aad u badnaayeen gaar ahaan dhanka ciidamada itoobiya oo saaka loo gaystay jug culus.

Hadaba sida caadada u ahayd ciidamada itoobiya iyo kuwa dowlada markii qarax dhaco,waxay saaka meel walba u rideen rasaas culus taasoo dhib weyn gaarsiisay shacab tiradoodu gaarayso ilaa shan qof oo ayka mid yihiin dumar iyo caruur dhabarka lagu siday ama la xambaarsanaa.

CABDI IDAAJAA:  GORGOR NEWS:    MUQDISHO

jj

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: