JAWAABTA HALXIRAALAHA IYO SO AALAHA USBUUCA.

f41.jpgf4.jpgf4.jpgf4.jpgf21.jpgf21.jpgf31.jpg

1-SO-aashii ahayd sheeg gabar ka mid ah gabdhihii uu dhalay nebigeena suuban scw ee hadda ka hor tagtay itoobiya waxay ahayd Ruqiya(Ruqiyyah) Bint rasuuli laahi oo ahayd xaaskii asxaabigii caanka ahaa ee Cusmaan Bin Cafaan waxayna raacday ama ka mid ahyd dadkii u haajiray abasiinya ama itoobiya.

2-So-aashii ahayd sheeg magaca neefka caanaha badan iyo kan caanaha yar jawaabtu waa:kan caanaha badan waxaa layiraa Madi midka caanaha yarna (Gibaan) gaar ahaan loda.

3-So-aashii ahayd maalinta aan lasoomi karin in maalin labad lagu daro mooyyee waa maalinta Jimcaha.

4-So-aashii ahayd caanaha geela markay suusac dhaafaan maxaa layiraa jawaabtu waa KARUUR

Waxaa kasoo jawaabay sagaal qof oo kala ah:

1-Baashi cabdicasiis————————Leicester——UK

2-Daahir Cismaan————————–East London—-UK

3-Samatar Cige—————————-Qaahira——-Masar

4-Xuseen Shire—————————Camden-london–uk

5-Calas Magan—————————Northampton—Uk

6-Guure sandhool———————-Luton—–Uk

7-Axmed Maxamuud—————–Croydon—Uk

8-Yuusuf Casayr———————-Woodgreen london UK

9-C/cali——————————-Wembley  london UK

@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@@

So-aalaha Usbuuca:Dhawan ayaan soo qori doonaa haddii alle idmo

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: