CALI IIMAAN SHARMAARKE OO DAQIIQADO KA HOR MIINO LOO DHIGAY AYLA QARAXDAY

yaarabi.jpgMilkiilayaasha Idaacadda Horn Afrik Oo Qarax Miino Ku Geeriyooday Cali Iimaan Sharmaarke oo ka mid ah milkilayaasha Idaacadda Hornafrik ahaana agaasimaha idaacaddaasi ayaa goordhaweyd ku geeriyooday qarax Miino oo la kacay gaari uu saarnaa.

Qaraxa ayaa lala beegsaday gawaaridii ka soo laabatay aaska meydka Alaha u naxariistee Wariye Mahad Axmed Cilmi madixii idaacadda Capital Voice oo maanta lagu aasay qabuuraha Barakaad ee magaalada Muqdisho.

CABDI IDAAJAA= GORGOR NEWS = MUQDISHO

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: