Wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Puntland cadde Muuse ayaa la sheegay in boorsoo yinkoodu u xirxiran yihiin kadib markii ay dood kulul dhexmartay wafdigaas iyo geedi oo laysku af garan waayay in puntland hoos timaado maamulka baqdaad

                        geedi-oo-xanaaqsan.jpgcade-muuse.jpg

Wararka naga soo gaaraya magaalada muqdisho ee beryahan laysla dhexmarayo ayaa sheegaya wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha puntland jaalle cadde Muuse inay dhowaan kasoo tagi doonaan magaalada muqdisho kadib markii ay dood kulul dhexmartay cadde muuse iyo ra-iisul wasaare geedi, doodaas oo ah markii geedi uu yiri puntland waa inay xukuumadayda hoostimaadaa isla markaasna ayka tanasushaa heshiisyada ay sida qarsoodiga leh ula galayso shirkadaha batroolka baara!! arintaasna waxaa gaashaanka ku dhuftay Madaxweyne cadde muuse iyo wax garadkii kale ee la socday.

Rag goob jooge yaal ahaa ayaa laga soo xigtay markii  doodu kulu laatay in cadde muuse ku maah maahay ninka tiisa daryeela ayaa midkalena ku dara tasoo uu ula jeeday,puntland maanta waxay maraysaa heer ay batrool baarato xamarna waa la arkaa xaaladeedu siday tahay!!! geedi oo nabad kusoo celin la meeshii uu u dhashay ayaa doonaya inuu amar siiyo nin madaxweyne ay u doorteen reer puntland oo dhan isla markaana gaaray horumar la taaban karo.

X/Guuleed  GORGOR NEWS : GAALKACYO

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: