HAMBALYO:AROOSKA IYO AROOSADA:CABDI IIDLE MAXAMED & SHUKRI YUUSUF CUSMAAN

aroos4.jpgaroos12.jpgaroos7.jpgaroos6.jpgaroos8.jpg SIDA LAAGO ROOB HELAY COSABKII KA LAGAC YIDHI LALA RAACAY INDHAHAA AROOSKIINU LAACEE LADNAAN KU WAARAAY LABADII IS JECELEE LIIBAANTEY AHAADA.

ANAGOO KALA AH DHAMAAN DADKA HOOS KU qoran waxaan halkaan tahniyad uga diraynaa CABDI IIDLE MAXAMED IYO SHUKRI YUUSUF CUSMAAN oo usbuucaan ku aqal galay magaalada Hargaysa Xaafada Okootar  waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara ilaaheyna uu kala siiyo ubad Khayr qaba: AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

1-Kayse Jaamac Xasan  iyo Xaaskiisa

2-Kayse Cabdi Warsame iyo Xaaskiisa

3-Axmed Yuusuf Xaaji Aadan(Qabile) iyo Xaskiisa

4-Axmed Ibraahim Waqooyi iyo Xaaskiisa

5-Axmed Maxamed Xasan iyo Xaaskiisa

6-Farxaan Daahir Kaahin iyo Xaaskiisa

7-Cabdi Cali Dhuux

8-Cabdi Maxamuud Aadan(Cuube) iyo Xaaskiisa

9-Cabdirashiid Maxamed Ducaale iyo Xaaskiisa

10-Axmed Maxamuud Cabdi

11-Cabdulqaadir Maxamed Aadan(Awrliqe) iyo Xaaskiisa

12-Cabdulqaadir Qowdhan Cilmi(Subagle) iyo Xaaskiisa

13-Maxamed Muuse Qasaal

14-Cusmaan Cune Faarax Deyr

15-Axmed Faarax Cabdille iyo xaaskiisa

16-Siciid Axmed Xasan iyo Xaaskiisa

17-Caydiid Ciise Siciid

18-Cabdi Baaruud Quule iyo Xaaskiisa

19-Cabdulqaadir Maxamed Cukaash iyo Xaaskiisa

20-Maxamed Cabdullaahi sandhool iyo Xaaskiisa

21-Mustafe Maxamed Siciid

22-Nuur Maxamed Aadn iyo Xaaskiisa

23-Cabdillaahi Sulub (sandheere) iyo Xaaskiisa

24-Mustafe Maxamuud Koore

25-Maxamed Meecaad Xuseen

26-Xasan Cige Ibraahim

27-Cali Xasan (Cali Haybe)

28-Rooda Siciid Kaahin

29-Muna Xuseen Cabdillaahi

30-Leyla Axmed Xaaji

31-Farduus Ibraahim Dayax

32-Ilhaan Ducaale samatar

33-Faadumo Cabdirisaaq OOG

34-Maryan Maxamuud Aadan

Iyo dhamaan soomaalida degan UK gaar ahaan East London.

N.B.Haddii aanu nahay GORGOR NEWS waxaanu leenahay Hambalyo Hambalyo Noqda kuwii isku waara ilaah haydin siiyo Ubad khayr qaba

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: