US CONCERNS OVER GUANTANAMO MEN:the Us is considering a requesst from the british foreign office to release Five former Uk Residents from Guantanamo Bay detention Centre,a senior us official said washington would seek guarantees that the men would be treated humanely and would not be allowed to pose a security threat.when asked whether the us considered the men dangerous,the official replied we believe they are.Britain has previously not interceded on behalf of non british citizens

maraykanka ayaa ahmiyad siin doona niman ku xiran xabsiga guantanamo.

Maraykanka ayaa ka fiirsanaya codsi uga yimid xafiiska arimaha dibeda ee biritan si loo sii daayo shan nin oo deganaasho ku lahaa UK lagana soo daayo xabsiga dhexe ee guantanamo bay.

Sarkaal sare oo maraykan ah ayaa yiri,washington waxay kafaalo qaadaysaa in nimankaas loola dhaqmi doono si beni aadnimo ah isla markaasna aan la ogolaan doonin in loola yimaado wax nabad galyada halis ku ah.

Markii la weydiiyay in ,maraykanku nimankaas u arkaan halis :sarkaal ayaa ku jawaabay waxaanu aamin sanahay inay yihiin khatar ama halis.

Britan wali horay uguma aysan doodid dad aan haysan dhalashada Biritishka.

Nuurka:GorGor News:London:UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: