NIN RAYID AH AYAA SAAKA LAGU TOOGTAY SUUQA BAKAARAHA

african-eagle.jpg     Nin rayid ah ayaa saaka barqadii  lagu toogtay suuqa bakaaraha meel u dhow xawaalada dahabshiil,nin kaas ayaa markii hore cid garata la waayay kadibna waxaa baaritaan loogu dhaqaaqay jeebabkiisa waxaana laga helay magaca ah CUMAR CILMI daqiiqado ka hor ayuu lacag ka diray shirkada xawaalada Tawakal wuxuuna u diray eheladiisa oo joogta magaalada Kismaayo.

Marxuumka ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa ergadii ka qayb galaysay shirka dib u heshiisiinta ee ka socotay Beesha Mareexaan,waxaana dilay nin watay bistoolad oo dhowr jeer madaxa uga dhuftay,dad goobjooge yaal ahaa ayaa sheegay ninka wax dilay inay la socdeen rag kale oo kor ka waar diyeynayay.

Dadka siyaasada u kuurgala ama ku xeel dheer ayaa falkaas ku tilmaamay mid la xiriira dagaalada ka jira jubooyinka.

Cabdi idaajaa:   GorGor News:  Muqdisho:

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: