WAX GARADKA IYO SIYAASIINTA GOBOLKA GEDO OO CAMBAAREEYAY!!

african-eagle.jpg       Wax garadka iyo siyaasiyiin kasoo jeeda gobolka gedo oo cambaareeyay xarigii dhawaan la xiray siyaasiyiin kasoo jeeda beesha sade oo lagu xiray magaalada nairobi.

wax garadkaasi waxay sheegeen in dadkaas laxiray ayka dambeeyeen rag ay qaraabo hoose yihiin cabdullaahi yuusuf, oo waraaqo u gudbiyay dowlada keenya ilaa iyo hadana lama oga meesha lagu hayo siyaasiyiinta la xiray.

Nabadoon Abshir Nuur Shareeco oo ka mid ah nabadoonada gobolka gedo ayaa sheegay in xariga siyaasiyiinta ayku lug leedahay dagaalada dhawaan ka dhacay gobolka Jubada hoose oo ayku dagaalameen beesha harti iyo beesha sade wuxuuna dowlada federaalka ugu baaqay in colaada ka jirta wadanka gudihiisa aan la garsiin wadamada dariska la ah soomaaliya.

Cabdiraxmaan kooshin GORGOR NEWS: KISMAAYO

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: