An indian court jailed bollywood star sanjay Dutt for six years on tuesday for acquiring ilLegal weapons from gangsters involved in india’s worst bombings that killed 257 people in 1993

eagle-flight1.jpgmsanjay.jpg,

Wakaalada wararka (Reuters) war ay kasoo xigatay Jariidada Al-Ahraam ayaa lagu sheegay in maxkamad ku taal Mumbay ee dalka hindiya ay lix sano oo xarig ah ku xukuntay maalintii talaadada Sanjay Dutt oo ah atoore caan ah oo ka mid ah Bollywoodka Hindiya,kadib markii ayku cadaatay inuu hub si sharci darro ah uga dalbaday koox mooryaan ah oo ka dambaysay qaraxii ugu xumaa ee hindiya ka dhaca kaasoo ayku dhinteen 257 qof sanadkii 1993.

Atoorahaas layiraahdo Sanjay ayaa filimadiisa soomaalidu aad u jeceshay gaar ahaan waxaa aad looga xiiseeyaa wadanka Canada

NUURKA: GORGOR NEWS: LONDON :UK

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: