Degmada Goldogob oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa la sheegay in dad badan oo gaaraya 400 oo qof in miinada dhulka ay cuuryaamisay

gold23.jpg

gold1.jpg Dad lagu qiyaasay ilaa 400/480 ooku nool deegaanka degmada goldogob ayaa dhibaato kasoo gaartay miino dhulkaas lagu aasay xilliyo kala duwan oo halkaas ayka jireen dagaalo.

Miinadaas ayaa dad iyo duunyaba dhibaato weyn gaar siisay waxayna ku aasan tahay meelo badan oo aan calaamad lahayn,waxaana miinooyin kaas la aasay labo xilli oo kala duwan kuwaasoo kala ah,markii ay dagaalamayeen itoobiya iyo soomaaliya wixii ka horeeyay 1980 iyo xilligii Jabhada SSDF ay dagaalka kala soo horjeeday dowladii Marxuum Maxamed siyaad Barre .

Odayaal iyo maamulka degmada goldogob ayaa qaylo dhaan u tagay magaalo madaxda gobolka mudug ee gaalkacyo si adduun weynaha looga codsado qalab lagu baaro miinada iyo dad aqoon dheer u leh baaritaanka miinooyinka

MIRE XASAN: GORGOR NEWS GOLDOGOB

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: