Ciidamada Dowlada Qaar ka tirsan oo la sheegay inay qabaan cudurka waalida kuwaasoo rasaasta meel walba u rida markii ay maqlaan qaylo yar

wow-gr.jpgflat-t.jpg

Ciidamada dowlada qaar ka tirsan ayaa la sheegay inaysan caadi ahayn xagga maskaxda, oo miyirkoodu wax u dhiman yahay arintaasoo muddo laysla dhex marayay muqdisho waxaa xaqiiqadii la ogaaday shalay oo ahayd jimce ayaa ciidamada dowladu waxay rasaas ooda uga qaadeen dadweyne ka agdhawaa kadib markii gaari halkaas mararay uu taayir ka qarxay.

Ciidamadaas ayaa la sheegay inay rasaasta is ka furaan iyagoon waxba kala hubsan ama aan ogeyn jihada wax ka dhaceen iyo qaylada yeertay waxa ay tahay.!!!!!

Ciidamadaas qaar ka tirsan ayaa horay loo sheegay inay rasaas badan rideen,oo dhowr qof ku dhinteen habeen roob xoog leh uuka da-ay xamar roobkaasoo lahaa onkod fara badan oo ay umaleeyeen hub xagooda loo soo tuuray.

Hadalo ka soo yeeray madaxda dowlada ayaa sheegaya in ciidamadaas lagu samayn doono baaritaan caafimaad kadib markii ay shacab fara badan ku laayeen muqdisho waxaana ka mid ah taayirkii qarxay oo ay u maleeyeen in lasoo weeraray.

By:Cabdi Idaajaa:GorGor News: Muqdisho

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: