Archive for Agoosto, 2007

Liiska magacyada beelaha isaaq iyo Gudubiirse oo shirku ku dul xirmay.

ergada-uu-ku-dul-xirmay-shirka-dib-u-heshiisiinta-cali-mahdi-una-dhashay-beelaha-isaaq-iyo-samaroon-oo-tiro-ahaan.doc(Click)

Advertisements

U dhaaf Faallo

Wafdigii uu hogaaminayay Pro.Maxamuud Jirde oo gabalku ugu dhacay Gaalkacyo

U dhaaf Faallo

Khudbadii Marxuum Maxamed Siyaad Barre(Gumaysi diidka)

U dhaaf Faallo

Cabdullaahi Yuusuf :waxaan layaabanahay hadalka kasoo yeeray Geedi oo ah in la sameeyo khad cagaaran oo muqdisho kala qaybiya:waa waraysi ayla yeelatay laanta af somaliga ee Voice of America

22-August-2007

Waraysiga madaxweynaha oo cod ah mp3 – Download audio clip

Nuurka:Gorgor News: London

U dhaaf Faallo

Ciidamada Dowlada oo xasuuqay dad masaakiin ah taasoo dhalisay in weerar culus lagu qaado saldhigyada ciidamada naf lacaariga ah.

ciidamada-dowlada-oo-xasuuqay-dad-masaakiin-ah.jpg(RIIX )

Ciidamada dowlada ayaa xasuuqii ugu xumaa ee muqdisho soomara ku xasuuqay ama ku laayay dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan iyagoo mar-marsiiyo ka dhigtay in dadkaasi ay ahaayeen kooxaha kasoo horjeeda joogitaanka ciidamada itoobiya.

Ciidamada dowlada ayaa bilaabay inay dadka meel fog ka toogtaan kadib markii maxamed dheere uu balan qaaday inuu siinayo dhowr milyan oo shilin soomaali ah, askarigii  toogasho ku dila kooxaha wax iska caabinta.

Hadaba lacagtaas la sheegay waxay sababtay in shacabka loo laayo sida ugaartii, askari walba wuxuu bilaabay inuu xisaabtamo oo qorigiisa cabaysto.

Dhalinyarada la xasuuqay waxaa layskugu keenay hal meel kadibna waxaa la marsiiyay baas waxaana la yiri waxay ahaayeen arga-gixiso askartii arintaas samaysay waxay sugayaan abaalmarin iyo in lasiiyo dhowr milyan.

dhalinyaradaan waxay kasoo jeedaan qabiilada aan hubaysnayn ee ah dadka masaakiinta ah ee suuqyada ka xoogsada oo haba yaraatee wax ma shaakil ah aan shaqo ku lahayn, ilaah waa caadil waana la arki doonaa halka ayku dambayso.

Cabdi Idaajaa: GORGOR NEWS:  Muqdisho: Somalia

U dhaaf Faallo

Security Council extends mandate of AU mission in Somalia



The Security Council this week renewed its authorization of the African Mission in Somalia (AMISOM) for a further six months. But two African diplomats feel that the Council should do more to help AMISOM bring peace to the troubled Horn of Africa country. Ambassador Dumisani Kumalo of South Africa says: “The African Union it’s like when your house is on fire the neighbours come with buckets of water, but the neighbours are not the fire engine. The fire engine is the United Nations.”

 For download MP3 format Right click and save asTo listen click in the box

NUURKA: Gorgor News: london

U dhaaf Faallo

Fighting causes suffering to thousands of somalis

  Listen and Download MP3   UNITED NATIONS RADIO IN NEW YORK TO LISTEN CLICK MP3.

The recent intensified fighting in mogadishu once again brought suffering to thousands of somalis who have been forced to flee their homes.

UN agencies are concerned about the plight of the displaced people,some of whom have fled to the southern part of the country,JOSE DIAZ the spokesman for the united nations high commissioner for human rights says: the worry remains that civilians will again bear the brunt of fighting if the ceasefire in place since sunday does not hold(it was April 2007)

Nuurka    Gorgor News: london

U dhaaf Faallo

Older Posts »