XASAN AADEN SAMATAR:HEES SAXANSAXO:Sayloo guyaal badan soo baxa kaliishii seelseelna loo degay sannad geelu badi dhalay ooy sidigtii laalays nirguhu aan socod baran reeraha sintoodiyo kaymo saar leh loo dhigay ooy igadh mid yari sabo maqaar lagu salaaxay saameeshay gaawaha oo baarqab soohani isagoo ah laba-sabar soofeeyey micidoo ka sanqadhiyay doobtii salaadiina roorsaday ugabkii u saniyoo surmo dheer la tiigsaday saqdii dhexena roob helay subixii bariisada sideedaan jaleecada saxansaxo udgoon badan sanka kuula raacaa:yaasalaam,yaasalaam waxaasbaa jacayl ah

About these ads

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

%d bloggers like this: